Dowlada Soomaaliya oo Musharaxnimada Ka Joojisey Hogaamiyahii Hore Ee Ururka Alshabaab Mukhtaar Roobow +Sababta Oct 6 2018 Muqdisho (SM) –Dowlada Soomaaliya oo Musharaxnimada Ka Joojisey Hogaamiyahii Hore Ee Ururka Alshabaab Mukhtaar Roobow +Sababta Wasaarada Amniga Ayaa Go’aan Ka Gaadhay Inuusan Musharax Noqon Karin Mukhtaar Roobow Maansuur oo Horay Uga Soo Baxay Kooxda Shabaab Iminkana Sheegay Inuu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Koonfur galbeed Soomaaliya.
Waxayna Sheegtay Inay wasaarada Amniga Ka Joojisey Musharaxnimada Mukhtaar Roobow Abu Maansuur .