Gudd Cadbiraxmaan Ciro iyo wafti uu hogaaminaayo oo gaadhay bariga dalkan Ingiriiska magaaladda Shaffield laguna soo dhaweeyey goloha degaanka ee magaaladda Shaffiled.Kulanka oo ka dhacay golaha degaanka ee magaaladda Shaffiled waxa halkaa ku qaabilay The Lord Mayor of Sheffield Mr magid iyo Xildhiban Kaltun. Â
Gudd Cabdiraxmaan ayaa warbixin uga waramay xaaladda guud ee Somaliland,xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo dalka Ingiriiska gaar ahaan magalaada shaffield oo uu ku tilmaamay magaalo ay ku nool yihiin shacab badan oo reer Somaliland ah aadna ugu mahad celiyey sida wacan ee losoo dhaweeyey iyo marwalba soo dhaweynta aad shacabka reer Soamliland u fidisaan.
Kulankaa ayaa kusoo dhamaaday is af garad
Salaanmedia/Shaffiled