KULANKA XALAY & GUDOOMIYE CABDIRAXMAN CIRO ..OCT 17.18

KULANKA CAAWA & GUDOOMIYE CABDIRAXMAN CIRO ..OCT 17.18
D2EF1D41-05AD-4132-8797-F54FF8B8AC29
Sharaf bay noo ahayd inaanu kulan khaas ah la Qaadano Caawa, Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane A/rahman Mohamed A/llahi “Ciro”.

Kulanlan oo ku dhacay Jawi Qurux badan waxay Xubnahan ka soo jeeda deegaanka Lasanod, Adhicadeeye & Qararo Gudoomiye Ciro ku Amaaneen kaalintii iyo Go’aankii Geesinimada lahaa ee uu ku aqbalay Natiijadii doorashadii Madaxweynaha ee 13/11/ 2017.

Waxay kaloo Xubnahani hoosta ka xariiqeen inay taageero iyo Talaba la garab istaagayaan Xisbiga Waddani.

Kulankan oo u badnaa is-waraysi iyo Talooyin wada-shaqaymeed ayaa ku soo gabagaboobay Jawi Farxad & is-afgarad ah.
55746B18-A16D-4C6A-9AF5-2B36A0FFE128
Qasim Adan Saleeban

Waddani Media