War Saxafadeed:-Madaxwaynaha Somaliland Oo Xil Umagaabay Maxamed Abiib Oo Ka Mid Ahaa Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye Oct 16 2018

War Saxafadeed:-Madaxwaynaha Somaliland Oo Xil Umagaabay Maxamed Abiib Oo Ka Mid Ahaa Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye Oct 16 2018 Boorama (SM) – Maxamed Abiib Oo Goor dhawayd La Xidhiidhnay ayaa Sheegay Inuu Ku Farxsan yahay Xilka Loo Magacaabay Uuna Soo Dhawaynayo Waxuuna U Mahad celiyay maxadwaynaha somaliland Muuse biixi cabdi Xilkan Cusub Ee Loo Magacaabay Ah Agaasimaha Daaweynta iyo Daryeelka, Maxamed Abiib Yuusuf waxaa uu door wayna ka Qaatay Doorashooyinkii Dalka Ka Dhacay,

9EEB1CCC-8042-4CAB-A3A1-CF42B2FFF8D6