Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Hay’adda Barakacayaasha + [ Sawiro ] Nov 19 2018

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Hay’adda Barakacayaasha + [ Sawiro ]

Nov 19 2018 Hargaysa (SM) –Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhsime Cusub Oo Lagu Kordhiyay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay hay’adda qaxoontiga iyo barakacaayasha qaranka Somaliland oo ay maal-gelisay xukuumadda Somaliland.
1

 

3

4

5