MUUQAAL: Gabadh Uu Dhalay War1ye Soomaaliyeed Oo Caan Ah Oo Shaqo Ka Heshay Xafiiska Duqa London…Nov 16.18

MUUQAAL: Gabadh Uu Dhalay War1ye Soomaaliyeed Oo Caan Ah Oo Shaqo Ka Heshay Xafiiska Duqa London…Nov 16.18

Xafsa Cabdixaafid Maxamuud oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo 17-jir ah , Islamarkaana uu dhalay Wariyaha Soomaaliyeed ee Caanka ah Cabdixaafid Maxamuud oo ka howlgala Telefishinka Universal ayaa noqoto Qofkii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo ka shaqeeyo Xafiiska Duqa magalada London ee dalka UK.

Arintan ayaa waxay dhiiri gelin u tahay dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska, Waxayna kusoo beegmaysaa iyadoo Bulshada Soomaaliyeed ee Dalalka Qurbaha ku sugan Mudooyinkii ugu dambeeyay ay Saamayn muuqata ku yeesheen dhinaca Siyaasadda oo ay Guulo Waawayn ka gaadheen.

Salaanmedia/Hargaysa