Daawo Barnaamij laga diyaariyey Wax-qabadka Xukuumadda Sannad-jirsatay ee Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SM)- Halkan ka Daawo Barnaamij laga diyaariyey Wax-qabadka ay ku tallaabsatay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Muddadii sannadka ahayd ee talada dalka haysay.