Daawo:16 Musharax Oo taageeray Guddidii Khilaafadka Ee Ina Camey Soo Magacaabey Madaxweyne Gaas-na u Quus Gooyey.Dec 5.2018

D-43-60x45Dawo:16 Musharax Oo taageeray Guddidii Khilaafadka Ee Ina Camey Soo Magacaabey Madaxweyne Gaas-na u Quus Gooyey.Dec 4 2018

Dec 5. 2018 Garoowe (SM)- 16 Musharax Oo taageeray Guddidii Khilaafadka Ee Ina Camey Soo Magacaabey Madaxweyne Gaas-na u Quus Gooyey.
-16 Musharax ayaa taageeray go’aanka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee guddiga Xallinta waxayna ka hor yimaadeen guddiga Madaxweyne Gaas, Warsaxaafadeed ay soo saareen ayaa u dhignaa sidan ” waxaan caddaynaynaa in aan si cad uga soo horjeedno guddiga uu magacaabay Cabdiweli Maxamad Cali Gaas maxaa yeelay wuxuu khilaafsan yahay dhammaan shurrudihii iyo wada tashigii ka dhexayn lahaa 3 hoggaamiye ee dawladda iyo sidoo kale dawladda iyo murashaxiinta.
Sidaa darted waxaan taageersanahay liiska iyo go’aammada uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland waayo waxay ku yimaadeen wada tashi dhexmaray
• Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland, Cabdi-Xakiim Xaaji Cabdullahi Cumar (Camey)
• Guddoomiyaha baarlamaanku Axmad Cali Xaashi
• Musharrixiinta u tartamaaya xilka madaxweyne-nimo ee dawladda Puntland
• Waa xubno dhex-dhexaad ah oo buuxiyey shuruudihii ay musharrixiintu ku soo saareen war saxaafadeedkii soo baxay Dec. 1, 2019
Magacyada Mushraxiinta.
1. Dr. Aadan Maxamad Ciise (Gaadaale)
2. Eng. Cabdirizaaq Cabdullahi Jaamac (Jannagale)
3. General Khaliif Ciise Mudan
4. Eng. Maxamad Cabdullahi Xuseen (Shortaaye)
5. Cali Xaaji warsame
6. Maxamad Siciid (Morgan)
7. C/samad Maxamad (Gallan)
8. General Axmad Jaamac (Shaale)
9. Mudane Mohamud Cabdi Maxamad
10. General Siciid Maxamad Xirsi (Siciid dheere)
11. Xuseen Axmad Xasan Fiqi
12. Saciid Cali
13. Dr. Maxamad Salaad (Qoryooley)
14. Dr. Saadiq Eenow
15. Xaaji Maxamad Yaasiin
16. C/weli C/maan Geyre .