Daawo:Wasiirka Maaliyadda oo Xadhigga ka jaray Xafiiska Guud ee Naafada Somaliland..Jan 28.19

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta xadhigga ka jaray Xafiiska Guud ee Naafada Somaliland oo dhismihiisa laga hirgeliyey magaalada Hargeysa.