Wakaaladda Hargeysa oo soo bandhigtay Qalab Cusub oo ay soo Iibsatay iyo Dayac-tirka Agabkii hore

Hargeysa (SalaanMedia)- Wakaaladda Biyaha ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta soo bandhigtay Qalab Cusub oo isugu jira mishiinnada iyo qalabka kale ee Biyaha soo saara iyo sidoo kale Dayac-tir ay ku sameeyeen Agabkii hore ee Biyo-soo-saarka magaalada Hargeysa.

Muuqaalkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta warkan