Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

DAAWO Qaybta 13aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka iyo Duullaankii Masar

Akhristeyaasha ku xidhan Shabakadda Salaanmedia.com iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 13aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka taas oo ah Cahdigii Boqortooyadii Tataarka ama Mongols-ka iyo dhibaatadii ay u geysteen Dunida, gaar ahaan Islaamka.

Qisada Taariikhdan oo koobnaan doonta ilaa 18 Qaybood, waxa inoo Daadinaya Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu  kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.

Please follow and like us: