Ogeysiis xaflada 18 May oo habeeka Jimcaha 17 May laga xusi doono London Iyo qaab ka duwan kuwii hore oo losoo dhaweyn doono La a fur Somaliland .

Ogeysiis xaflada 18 May oo habeeka Jimcaha 17 May laga xusi doono London Iyo qaab ka duwan kuwii hore oo losoo dhaweyn doono La a fur Somaliland .

fadlan cinkaana xaga hoose ku qoray kala soo xidhiidh Iyo telfoonka.

Rabadaan Mubaarik Dhamantiin.
Xaflada 18 May Ee Ka Dhacaysa London UK.
Malinta Jumcaha 17Ka.fadlan ka so qeyb qaado muwaadin.
Xafladan Waxa Ka Soo Qayb Galaya Culimo Caan ah ,Abwaano iyo fanaanin ,Siyaasiyiin,madaxada qaran .wafti Wadankii ka ka yimid iyo shakhsiyadu reer Somaliland ah oo dadka iyo dalkaba waxtar u geeystay, horumarka bulshada qeyb ka qaatay sida Edna Adan Ismail ,
Xafladan Waa Xaflad Afur Wadareed ah oo isugu jirta Dabal deg,iyo sida sanad kasta Khayri ah Waxana Si Wada Jir ah u soo qaban qaabiyay Safarada Soomaliland Ee UK Jaaliyada Guud Ee SSUK & Hal-door Community Development organization.
Xafladan Waxa lagu Caawin Doona Dugsiga Dugsiga Sare Ee Farsamada Gacanta Hal-door Ee Ka Socda Dagmada Maxamed Mooge Ee Hargaisa Soomaliland.
Address Ku:
Venue: Saffron D’or
447 Lady Margaret Rd
Southall
UB1 2QB
Date: Friday 17 May 2019
Time: 5Pm-12.00Pm
Waad Mahadsantiin.

Salaanmedia/Hargaysa