Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa uga digay dhalinyarada inay ku kacaan tallaabooyin waxyeello ku ah xuska maalinta qaranimada ee 18-May iyo cid kasta oo isku dayda inay bulshada dhex-keenaan Calanka dalkaasi Soomaaliya