Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
ururka barkhadle charity foundation
wuxuu hambalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaa umadda muslimiinta ah gaaraan umadda ku abtirsata reer Somaliland
munaasibadda ciiddulfitriga bishii ramadaan isaga oo ka duulaya wuxuu u rajayna

Barwaaqo iyo hurumar la arki karo sannadaha soo socda kalsooni dalka lagu qabo kala dambayn isfahan xusbiyada qaranka iyo dawladda golaha wakiillada golaha guurtida oo shaqada loo igmaday qabsada garsoorka eex ka dheeraada dawladda hoose oo shaqada gaga doonaayo aan cid kale ku hallayn
warbaahinta oo aan la isaga jawaabin ogaada ciidda aad u jeeddo guryo lagu nabadqabo ayuu hadalkaagu gaadhaya
danyarta agoonta oo loo diirnaxo

Deeq Cabdi Digale