Hargeysa (SalaanMedia)- Jaamacadda Rift Valley University faraceeda magaalada Hargeysa, ayaa maanta munaasibad sagootin ah u qabtay Arday wax ka baratay Jaamacaddaas oo deeq Waxbarasho ka helay Dalka Itoobiya.
Faahfaahinta Warkan ka daawo Muuqaalka Hoose