Hargeysa (SalaanMedia)- Maayar ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa Md Cabdicasiis Cagaweyne, ayaa maanta kulan lagu dar-dar gelinayo ammaanka Caasimadda la yeeshay Taliyeyaasha Saldhiga Booliska iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka magaalada Hargeysa.
Faahfaahinta Warkan kaga bogo Muuqaalka Hoose