Agaasimaha Cusub ee Daladda SONYO xilka la wareegay iyo Weedhihii munaasibadda laga yidhi

Agaasimaha Fulinta Daladda SONYO oo dhawaan laga soo xusay tartamayaal imtixaan iyo waraysiyo laga qaaday, ayaa maanta si rasmi ah xika  ugala wareegay Agaasimihii ee hore ee daladda.