“Qiso Dhex Martay Taliyaha Ciidan Booliska Iyo Hooyo Somalilander Ah”

“Qiso Dhex Martay Taliyaha Ciidan Booliska Iyo Hooyo Somalilander Ah”

Hooyo Ka Mid Ah Hooyooyinka Reer Somaliland Ayaa Cabasho La Hortagtay Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Waxa Usoo Baxay Taliyaha Wuxuuna U Dalbay Kursi Si Uu U Dhagaysto Cabashada Hooyadan Wuu Waraystay Kana Dhagaystay Oo Dhuuxay Cabashadeeda.

Hooyadii Oo Faraxsan Wejigeenadana Aad Ka Dheehanayso Farxad Badan Ayaa Macasalamaysey Taliyaha Ciidan Booliska Waxanu Taliyuhu Hooyadan U Balan Qaadey Inuu Cabasheeda Wax-Ka Qabanayo Waxa Xusid Mudan In Intii Uu Dhagaysaanyey Mamada Hadalkeeda Inuu Taliyuhu Taagnaa Hooyaduna Fadhidey.

Wey Adegtahay Masuul Xil Haya Oo Qof Muwaadin Ah Sidan Oo Kale U Dhagaysta Cabashadiisa.

Xigasho:Cabdikariin Bulshaawi.