Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo Dhaweeyey

 

Hargeysa (SalaanMedia)- Xeer ilaaliyaha Guud ee Somaliland, ayaa taageeray nidaamka cusub ee dowladda Hoose ee Hargeysa u diiwaangeliso Keydinta Xogta Guryaha iyo Dhulka bannaan ee magaalaa oo la casriyeeyay.

Warkan oo faahfaahsan muuqaalka Hoose ka daawo

https://youtu.be/2Up0cqFgwSE