Xisbiyada Mucaaridka Somaliya Oo War Kasoo Saaray Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Gobolka Gedo

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa  War- ka soo saartay colaada ka aloosan Gobolka Gedo gaar ahaan degmada Belad-xaawo oo ay isaga soo horjeedaan ciidamo kala taabacsan maamulka Jubbaland iyo dowlada federaalka.

Qoraal ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa dowlada federaalka ugu baaqay iney joojiso kala qeybinta ay ka wado gobolka Gedo iyo guud ahaan maamulka Jubbaland si looga fogaado colaado cusub sida warka loo dhigay.tt