Minnesota: Abwaan Cabdilaahi Xasan Oo munaasibad laysku Arkay ku soo bandhigay buugga GARASHO

Minnesota (SalaanMedia)- Abwaan Cabdilaahi Xasan Oo munaasibad laysku Arkay ku soo bandhigay buugga GARASHO oo abwaanku qoray.