DAAWO Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacil

Akhristeyaasha ku xidhan  Warbaahinta Salaanmedia.com iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka taas oo ah Cahdigii Boqortooyadii Tataarka ama Mongols-ka iyo dhibaatadii ay u geysteen Dunida, gaar ahaan Islaamka.

https://youtu.be/WTKpgEU2fIc