“Guriga XISBIGA ma jirto Cid Deggenaanaysaa” Maayarka Caasimadda Hargeysa

Hareysa (SalaanMedia)- Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco, ayaa ku gooddiyey in laga rarayo qoysaska iyo dadka deggen dhismaha XUSBIGA ee magaalada Hargeysa oo uu sheegay inaanay jirin cid deggenaan doonto.