Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan danyrta tabaalaysan ee gargaarka u bahan. Waxaa noo cuntamay guddida heer qaran danyarta dacan

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan danyrta tabaalaysan ee gargaarka  u bahan.

Waxaa noo cuntamay  guddida heer qaran  danyarta dacan dayacday  kadib markii dadka la yidhi ha soo bixina guryahooda

Waaxa jira oo aan cidna ka qarsoonayn dad bulshada reer Somaliland ka mid ah  cashuurta bixin jiray oo dumar u badan mid muus qayskeeda nolool maleedka uga saarta mid caano ibibisa mid jaad lagu jabay iibisa.

Masaajiidda la xidhay dalkan aanu deggenay guri walba waxaa ku xidhan radiyo aanuu edaanka dhagaysano

 

Talo soo jeedin

  1. waxaa la Samayan  kara
  2. in aan la xidhin goobaha  cibaada  laakin in xaddido tirada ku takanayasa
  3. qaysaska danyar loo bixiya ee laga yaabo kuwa in aakhiro jannada dad badan uga dhawihiin

 

ha dhiman adoo dayn dad dhexeeya kugu maqanyihiin  Deeq  Cabdi Digale

Allah mahad dhami u sigantay intii dhimatay allah uga baryena  uu janada faradawsa geeyo  in caafimaadka qabtana u siyaadiyo hogganka dalka waxan allah tubta toosan ku hagaajiyo