Hargeysa (SalaanMedia)- Fannaanka da’da yar ee Saalax Carab oo toddobaaddadii u dambeeyey ku xidhnaa xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta xorriyaddiisa dib u helay.
Fanaan Saalax Carab oo maanta markii la soo daayey saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay inaanu jirin abaal ka dhexeeya fannaaniinta reer Hargeysa oo hadalkiisu u muuqday mid ka tarjumaya inaanay ka hawl-galin ama wax dareen ah ka muujin xadhiggiisa.
DAAWO MUUQAALKA HOOSE
https://youtu.be/wpBZjpssxHM