Inaalilaahi wainaalilahi Taajicuun. Tacsi ku socota Allah ha u naxariistee Badhasaabkii Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi.

Inaalilaahi wainaalilahi Taajicuun.
Tacsi ku socota Allah ha u naxariistee Badhasaabkii Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi.

Dhamaan Aqoonyahanka Reer Somaliland ee ku nool Magaaladda Shaffield ee bariga dalkan Ingiriiska waxay Tacsi u dirayaan,dhamaan Ehelkii,Qaraabadii Iyo shacabka Somalilandba geerida naxdin ta Leh ee ku timid Marxuum Xamse Maxamed Cabdi.

Gaar ahaan Caruuurtiisa,Hooyadii Iyo walaaladii ayey aad uga tacsiyadeynayaan.

Liiskka Tacsida Odayaasha Sheffield
1 Cali Hassan Ducaale
2 Cabdi Qani Sacid Aadan
3 Cabdi Cabdillaahi jama
4 Ahmed Aw Saalax
5 Cali Faarah Dheere
6 maxamud Hassan Jama dhegadheere
7 Ahmed Caydiid Faarah
8 Caydiid Cabdi Geelle
9 Abdirahmaan Awil 10 Maxamed Ciise M Dheere
11 Ahmed Cali Xirsi
12 Ahmed Yusuf Jama
13 Deeqa Maxamed Kaahin
14 Cabdi Jibriil Caateeye
15 Baashe Jama Gilin
16 Yaasin Saleebaan Maxamed 17 mukhtaar Maxamud indha case
18 Cabdi Qani indhabuur
19 Yusuf Abdi Shire
20 Jama Ahmed Iidle
21 Maxamed Ismail Buur