Tariikh Nololeedka Marxuum Xamse Maxamed Cabdi (Walaaleeye)..Inaalilaahi Wainaalilaahi Raajicuun 

Tariikh Noloeedka Marxuum Xamse Maxamed Cabdi (Walaaleeye)..Inaalilaahi Wainaalilaahi Raajicuun.

Walaalkay Ahaana Saaxiibkay Ilaahay Qabriga Haw Nuuree Xamse Maxa ed Cabdi Waxa Uu Dhashay Sanadkii 1969 Waxaanu Ku Dhashay Duleedka Magaalada Burco Tuilada Cadaw yuurura Oo Burco 25 K.M U Jirta

Xamse Naxa ed Cabdi Markuu Mudo 3 Sano Ah Jirag Ayay Soo Dageen Magaalada Burco Isla Markaana Ka Soo Guureen Halkii Uu Ku Dhashay Oo 25 K M u Jirtay Magaalada Burco

Ilaahay Qabriga Haw Waasiciyee Xamse Maxa ed Cabdi Waxaanu Isla Jaan qaadnay Isla Sanadkaa Ay Soo Dageen Magaalada Anakoo Labadayaduba 3 Jiro Ah Waxaanu Malcaamada Wada Galnay 1975 Waxaa Iskuulka Nala Wada Qoray 1976 Iskuulka Siyaad Ee Magaalada Burco Waxa UU Xamse Ilaahay Haw Naxariistee Dugsiga Dhexe Ka Soo Dhigtay Dugsiga Sheekh Yuusufal Kaynuuni 1979 Ilaa 1983

MARXUUM Xamse Max ed Cabdi Wuxuu Dugsiga Sare ka Dhigtay Iskuulka 15 May Ama Suufi Cismaan Waxaanu Sekendariga Ka Qalin Jabiyau 1986 _ 87

Marxuum Xamse Max ed Cabdi Waxa Ay Magaalada Muqdisho U Guureen Isaga Iyo Reerkoodoo Dhamiba 1987 Kii Ilaahay Haw Naariistee Walaakay Oo Saaxiibkay Rumaad Ahaa Marxuum Xamse MAX ed Cabdi Waxaanu Mudo 6 Bilood Ku Dhow Aanu Wada Joognay Oo Kuwada Noolayn Magaalada Muqdisho Saaxiiibkay Ama Walaakay Xamse Maxa ed Cabdi Oo Aan Dadka Ugu Jeclaa Waxay Ay Magaalada Muqdisho Ka soo Qaxeen Dagaaladii Ka Dhacay 1991 Gii Dhamaan Reerkoodoo Dhami Waxaanah Ku Soo Guryo Noqdeen Isaga iyo Reerkoodoo Dhamiba Magaalada Burco

Marxuum Xamse Maxa ed Cabdi Waxa Uu Ganacasi Ka Bilaabay 1993 Gii Badhtamaha Magaalada Burco Isagoo Kaalin Shiidaal Ka Furtay

Marxuum Xamse Maxa ed Cabdi Wuxuu Aroos Galay Dabayaaqadii Sanadkii 1994 Waxa Uu Guursaday marwo Layla C/Llaahi Jaahuur Oo u Dhashah 8 Caruur Ah 4 Wiil Iyo 4 Hablood Sidoo Kale Waxa Uu 2007 Guursaday Gabadh Rooda La yidhaajdo oo Reer Hargaysa Ahayd Waxaanay u Dhashay marxuumka Gabadh

Intaas Ka Dib Waxa Uu
INoqday Marxuumku Mufo 15 Sano ah Gudohood Nin Ka Mid Ah Ganacsatada Waaweyn Ee G/Togdheer 1993 1laa 2010 intaasi Ka Dib

Marxuum Xamse Maxa ed Cabdi Waxay Xukuumadii Siilaanyo 2015 Uu Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Badhasaabka Gobolka Gabiilay Isagoo Marxuunku ah badhasaabka Gabiilay Ayaaa Xukuumadan Muuse Biixi Cabdina Ay Xukunka La Wareegtay 2017 Bishii 12aad Waxaanay Marxuum.Xamse Maxa ed Cabdi U Soo Magacawday Inuu Noqdo Gudoomiyaha Maamulka G/Tigdheer Magaalo Madaxda Burco

Hadaba Si Kastaba Ha ahaatee Walaalkay Ama Saaxiibkay Oo Maanta Oo Ay Taariikhdj Tahay 7/06/2020 Kii Ku Geeriyooday Oo Xaqii Ugu Yimi Cariga Turkiga Gaar Ahaan Caasimada Ankara Iyadoo Marxuumka Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday dalka turkiga Ayaa Wadku KU haley Diyaarada Dusheeda Ka Dibna Habaynkii Xalay Haa ay Diyaaradii la Caga dhigatay Madaarka Magaalada ABKARA ISAGOO MARXUUNKU NAFTU KAGA SOO BAXDAY SAMADAA AY DIYAARADU LA SOO MARATAY

ILAAHAY WAXAAN UGA BARYAYAA MARXUUMKA IN ILAAHAY QABRIGA U WAASICIYO KITAABKIISANA MIDIGTA KA SAARO AAMIIN AAMIIN

UGU DANBAYN WAXAA MARXUUNKA SUBAXA BARI AH OO TAARIIKHDU TAHAY 9/06/2020 LAGU AASI DOONA XABAALAHA ISLAAMKA EE MAGAALADA ISTAN BUUL ILAAHAY JANOOYINKIISA HAKU MACSUUMO AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Waa C/Khaalaq Diiriye Cawad Oo Idin Leh Samir Iyo iimaan Haynaga WADA SIIYO dhamaanteen Marxuumkana Ilaahay janadii Udgoonayd Ha Dhex Geeyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Qore :Cabdikhaliq Diiriye Cawad (Laaqalo)