Waxba yaan laga qaylin isla xisaabtan, Baaq shacab wuxuu sheegay isxisaabin

Waxba yaan laga qaylin isla xisaabtan, Baaq shacab wuxuu sheegay isxisaabin

Waxaa dhaowaanahan socday qoraal lagu sheegay baaq shacab oo ay qoreen dhalinyaro aqoon yahan ah oo reer Somaliland ah,
Waxayna kaga hadleen animaha Somaliland ka taagan iyo meesha Loo socdo mudo 29 sano ah ka dib, waxaa ka dhashay in siyaabo kala duwan looga hadlay, dadka qaar ayaa kamuujiyay dareen sasleh qaarna waa soo dhoweeyeen, kuwa kaqaliyay waa kuwii dartood ay dhalintu qoraalka usamaysay waayo waxay ahaayeen qaar kamida kuwa majara habaabiyay qaranka. Kuna hagay siyaasada ku dhisan aqoon la aanta iyo waayo arag nimo darida waxay qaarkood adeeg sanayeen hadalo hore looga soo socday oo ahaa kuwii casrul jaahiliga, sidoo kale waxay iska dhigayeen kuwo dadka qoraalka sameeyey kaxiga ugana lexo jeclo badan Somaliland,mana aha sidaase waa kuwan iyagu kharibay kuna maxaafsada magaca iyo maalka Somaliland, kuwa leh Somaliland ee kanaxayaa waa kuwaa qoraalka sameeyay iyo inta taageertay, way muuqataa inaan Somaliland usocon sidii larabay iyo si udhoow toona xaqbaana loo leeyahay in lays waydiiyo cid fasax laga qaadanayaana majirto in laga hadlo waxa qaldan.
Isu oohin shacabka laysu bihin bihiyaa oo laysaga dhigayo in loo qiiraysan yahay wadaniyad
Cidgaarina iska xejinayso inta kale
Waxaan odhan karaa ( waa oohintii Yaxaaska)
Somaliland cid cid ugu hanjabi kqrta iyo cid cid iska xigsiin kartaa
Midna ma jiri karto ,waxaan kusoo xidhayaa qormadan oo ah tii 1aad oo aan kaga halo arimahan tixdii gabayga ahayd ee odhanaysay
(Hashaan gaada weynoow Libax
Uga gaboon waayay ina goraya cawl uga hadhaa waa hal soo go ay)
Qoraalka danbe ayaan ku faah faahin waxa ka qaldan Geedi socodka wadanka mudadaa 29 ka sanno ka dib inshaa alah

Allaa mahad leh
Xildhibaan
Iman Maxamed Ciise