RAALI-GELIN: Shirkadda Telesom waxay ka raali gelinaysaa macaamiisheeda qaaliga ah muddadii

RAALI-GELIN:
Shirkadda Telesom waxay ka raali gelinaysaa macaamiisheeda qaaliga ah muddadii koobnayd ee uu saaka hakadka galay adeegga ZAAD. Macmiil, raali ahaw! Waxaanu u taagan nahay una joognaa raali-gelintaada. Adeegiina hadda wuu shaqaynayaa Illaahay fadligiisa.
Mahadsanid.