GURMAD: Xafladda bandhiga buugga” Siyaasaddii Gumeysiga”

Qoraaga buuga Gurmad
Saalax Cawad Cali (Huruuse)
Maaha keliya qoraa waa aqoonyahan ku xeel dheer taariikhda aduunka gaar ahaan tan Somalida waa suxufi ruug cadaa ah inksata oo aanu ku shaqaysan ,Saalax waa nin wax akhriya ,qoraana ah waa ganacsade waa nin ilaahay ku galaday deganaan iyo akhlaaq wanaagsan, waa nin leh aqoon diineed oo xeel dheer taarikhdiisa oo kooban Saalax wuxuu ku dhashay gobolka Sanaag
1967kii
Wuxuu dhameeyey waxbarashadiisa dugsiga sare 1984 Kii 1989 ilaa 1990 kii wuxuu waxbarasho ugu jiray machadkii SIDAM
Inkasta oo lagu kala yaacay wuxuuna kasii dhamays tiray Wadanka Australia ??
Shahaadada Bachelor of Business wuxuu ka diyaariyay jaamacada Victoria university Australia 2002. Masters of Islamic Banking and Finance wuxuu ka diyaariyay Latrobe university, Australia
Sidoo kale wuxuu qoray buuga Tiirarka Iimaanka sanadkii 2018 kii.
Saalax waxan keeyahay halkaa kasiiwad dadaalka iyo soo saarista buugta manfaca uleh umada
Qalinkii
IIman Maxamed Ciise
Nairobi Kenya ??