Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo tartamay

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada ee Somaliland ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay tartan loo galay 10 mashruuc oo xukuumadda somaliland ka samaynayso gobolada dalka qaarkood.

warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose