Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Mashaariic loo tartamayo iyo Tirada Shirkadaha soo Xeraystay

Guddiga qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Lix Mashruuc oo kala duwan, kuwaas oo ay ku tartamayaan in ka badan 100 shirkadood oo soo xeraystay.