Maayarka Hargeysa oo kormeer ku sameeyey dhismaha waddada Wadnaha Caasimadda oo Hawsheedu socota

Hargeysa (SM)- Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaabka ay u socoto hawsha dhismaha waddada Laamiga ah ee marta Wadnaha Caasimadda oo laga soo bilaaba dhinaca Jigjiga Yar ee Galbeedka Hargeysa.