Shirka Urur-goboleedka IGAD oo goor-dhawayd ka furmay dalka Jabuuti

Jabuuti (SM)- Shirka sannadlaha ah ee Urur-goboleedka IGAD, ayaa galabta ka furay magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana ka qayb-galay madaxda 8-da waddan ee ururkani ka kooban yahay oo kala ah Ethiopia, Jabuuti, Kenya, Somalia, Uganda, Eritrea, Sudan iyo Koonfurta Sudan.