Wasiirka Isgaadhsiinta JSL oo daahfuray nidaam hay’adaha Dowladdu isugu gudbinayaan farrimaha (Government Emails)

Hargeysa (SM)- Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey inay wasaaraddiisu hirgelisay nidaam u gaar ah hay’adaha dowladda oo ay farrimaha isugu gudbin karaan.

Nidaamkan ayaa ah emaillo u gaar ah hay’adaha dowladda kuwaas oo ay farriimaha ka diri karaan isla markaana lagala soo xidhiidhi karo, iyadoo xogta iyo macluumaadkuna ay ku keydsanaan doonaan Server gaar ah oo wasaaraddu hirgelisay.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose