Wasiirka Macdanta iyo Tamarta JSL oo gaadhay Woqooyiga Gobolka Sanaag oo Dahab laga helay

Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland  Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal, ayaa gaadhay deegaamo ka tirsan Woqooyiga gobolka Sanaag, halkaas oo baadhitaan lagu sameeyey Dahab laga helay.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose