Xukuumada Somaliland oo loogu baaqay inay Xidhiidh La Samayso Dalka Israa’iil iyo Sababta

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Xukuumada Somalilandb u soo jeediyey inay Xidhiidh La Samayso Dalka Israa’iil si suuq loogu helo wax-soo-saarka dalka oo dhoofka Xoolaha Nooli ugu weyn yihiin.