Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaannada Xoolaha oo Xilka la wareegay

Hargeysa (SM)- Xarunta Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga waxa maanta ku qabsoomay munaasibad ay xilka kula kala wareegeen Agaasimihii hore ee Wasaaraddaas iyo Agaasimaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay wasaaraddaas.