Guddiga Qandaraasyada oo indho-indhayn ku sameeyey Mashaariic ka socota Gobolka Hawd

Hargeysa (SM)- uddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo ay Xubno ka tirsan Guddigaas, ayaa maanta kormeer ay ku daba-galayaan qaabka loo fuliyey ku sameeyeen mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka hirgelisay magaalada Balligubadle ee xarunta Gobolka Hawd.