Warbixin laga diyaariyey Wax-qabad Muuqda oo Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh ka geystay Gobolka Gabiley

Hargeysa (SM)- Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Muuqaal ah oo laga diyaariyey doorka Wax-qabad ee uu magaalada Gabiley ka fuliyey Murashax Maxamed Cabdilaahi Bookh oo u taagan tartanka doorashada Golaha Wakiillada oo loo muddeeyey inay dalka ka qabsoomi doonto 31-ka Bisha May ee sannadkan 2021-ka.