Hargeysa (SM)- Qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata Dugsiyada Nuuradiin, ayaa maanta bilaabay hawl-gal dib-u-dhis iyo Dayac-tir ah oo ay ku sameynayaan Dugsiga Sare ee Wiilasha oo toddobaadkii hore khasaare baaxad leh ka soo gaadhay bannaan-bax ay sameeyeen ardayda wax ka barata dugsigaas.
Daawo Warbixintan oo Dhammsytiran