Hargeysa: Kulan ballaadhan oo Dhexmaray Waalidiinta iyo Maamulka Dugsiyada Nuuradiin

Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Sare ee Wiilashada ee Nuuradiin, ayaa maanta kulan xog-warran iyo is-xaalwaraysi xambaarsan la yeeshay Waalidiinta Ardayda wax ka barata Dugsigaas.