Fanaaniinta Nimco Yasin, Sahra Ilays & Saado Qaran oo soo saaray Qasiido Cusub oo Cajiib ah

Nimco Yasin, Sahra Ilays iyo Saado Qaran oo ka mid ah fanaaniinta waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa soo saaray Qasiido Cusub oo ka hadlaysa faa’idada iyo muhiimadda ay leedahay bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose