ISTANBUL – Diyaaradda Turkish Airlines oo Somaliland ka bilaabaysa duulimaadyo iyo wakhtiga oo..

ISTANBUL – Diyaaradda Turkish Airlines, oo ka mid ah shirkaddaha duulimaadka kuwooda ugu weyn ee Dunida ayaa shaaca ka qaday duulimaadyo ay ku tagaan Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal international Airport ee magaaladda Hargeysa.

Wadamada cusub ee ay Duulimadyada ka bilaabi doonto ayaa kala ah Uzbekistan laba magaalo, Kazakhstan iyo Somaliland.

Maamulka Sare ee shirkadda Turkish airlane ayaa bogaadiyay suuyqada cusub eey shirkadu duulimadyada ka bilaabi doonto.

Shirkaddu may sheegin wakhtiga rasmiga ah ee shirkadu duulimadkedda bilaabi doonto.

Marar dhawra ayay Wafti ka socday shirkadda duulimaadka Turkish Airlines ku yimadeen magaalada Hargeysa waxay la kulmeen Xukuumadda Somaliland.

 

Source Wariye Shiine
Istanbul