Fannaanka Da’da yar ee Farxaan Qaboojiye oo muddo 50 Sanno ah Dib u Celiyey Xusuusta Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SM)- Fannaanka da’da yar ee Farxaan Qaboojiye oo ka qayb-galay xafladdii madaxtooyada loogu sameeyey xuska 18 May, ayaa munaasibadda ka qaaday heeso dhowr ah oo ay ka mid tahay hees uu qaadi jiray Allah ha u naxariistee Fannaankii Muuse Biixi Qalinle sannadihii 1970-naadkii, taas oo madaxweyne ku kalliftay inuu muddo Nus-qarni ah dib u celiyo xusuustiisa iyo xilligii uu dhalinyarada ahaa.

Daawo Muuqaalka Heesta iyo Jewigii habeenkaas ee madaxweyne Muuse Biixi