Sheekh Aadam-Siira oo war Farxad leh la wadaagay Bulshada Afka Soomaaliga ku hadasha

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siira) oo ka mid ah culimada magaca ku leh bulshada Soomaalida, gaar ahaan magaalada Hargeysa, ayaa war farxad leh la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan