TOOS u Daawo Xuska 61-guurada Xoriyadda Somaliland ee 26 June oo ka socota Madaxtooyada

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Munaasibad caawa madaxtooyada Somaliland loogu qabtay 61-guurada maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June 1960 oo ahayd habeenkii ay Somaliland xorriyadda ka qaadatay Maxmiyaddii Boqortooyada Ingiriiska.