Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Afar Mashruuc oo xukuumadda loo fulinayo

Hargeysa (SM)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta Shaaciyey Magacyada Shirkadaha ku guulaystay Afar Mashruuc oo xukuumadda loo fulinayo.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose