“Reer Booramow, Farmaajo kuwii kacdoonka ku sameeyey ayuu xasuuqay, Somaliland-na waynu Ognahay inaan calanka Buluugga ah…”

“Reer Booramow, Farmaajo kuwii kacdoonka ku sameeyey ayuu xasuuqay, Somaliland-na waynu Ognahay inaan calanka Buluugga ah cid loogu dilin” – Siyaasi Ismaaciil oo Farriin waayeel-nimo ah iyo Caqli-celin u diray Dhalinyarada Somalilander-ka ah ee Boorama.