Degdeg:Musharaxa ku Guulaystay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland oo la shaaciyeyada By Hamse - August 3, 2021 Degdeg:Musharaxa ku Guulaystay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland oo la shaaciyeyada Musharax Cabdirisaaq Khaliif ayaa ku guulaystay Gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka Somaliland oo Helay 41 Cod,halka Musharax Faratoona Helay 39 Cod